Shirkadda Ethiopian Airlines oo dib u bilaabeysa duulimaadyadii gobolka Tigray

Shirkadda Diyaaraddaha ee Ethiopian Airlines, ayaa ku dhawaaqday inay dib u bilaabi doonto duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Gobolka ay dagaalladu halakeeyeen ee Tigray. Qoraal ay soo saartay Shirkaddu ayey ku sheegtay inay 18 bilood kadib ay duulimaadkeedii ugu horeeyay dib uga bilaabi doonto Arbacada Magaalada Mekelle ee Caasimadda gobolka Tigray. Tallaabadan ayaa ku soo … Continue reading Shirkadda Ethiopian Airlines oo dib u bilaabeysa duulimaadyadii gobolka Tigray